R/wasaaraha Xumadda Soomaaliya Md Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo iyo Bogaadin ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka kadib guul...
Dadaal badan ka dib Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay tallaabadii koowaad ee Hey’adda Lacagta Aduunka IMF ay deymaha ugu cafineyso...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo warbixin ka dhageystay Injineerada ku howlan dhismaha Jidka...
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Aqalka D/Hoose ayaa maanta lagu furay codsiyo ku saabsanaa...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta qalab xafiiseed ay soo saareen Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ku wareejiyey wasaaradda Warfaafinta,...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalayey...
Kulankaan oo ahaa wadatashi laxiriira udiyaar-garoowga Shir-waynaha Warfaafinta Soomaaliya oo dhawaan Ka dhacaya magaalada Garoowe ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...
Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Kooxda kubada cagta Dekadda ayaa sii dheereysatay hogaanka kala horeynta horyaalka soomaaliya waxaana 6-0 ay ugu adkaatay kooxda Gadiidka oo...
Xidiga u dhashay dalka masar ayaa barbareeyay Drogba oo haystay Record-ka xidiga goolasha ugu badan ka dhaliyay Horyaalka Ingiriska hal...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho