Xaaladda magaalada Balad Xaawo ayaa maanta degan sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ku ah gudaha magaalada oo maalmihii u...
Sida laga soo xigtay Warbaahinta Dalka Ruushka Ugu yaraan 37 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dad...
Agaasimaha guud ee HSJ G/Sare Koofi oo maalmahaan safar shaqo ku marayey wadamo ka tirsan dalalka Khaliijja ayaa booqdey safaaradda...
Waxaa magaalada Ankara ee dalka turkiga lagu qabtay bandhiga dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo ay ku soo bandhigayeen Ururka...
Saddex Qof ayaa ku dhintay Shan kalana waa ku dhaawacmeen Qaraxa ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, sida uu...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Md Mahdi Mohamed Gulleid (KHADAR) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Duulista...
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi...
Ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor tagay Gaari Miineysan oo ay dhagar qabayaasha Al-Shabaab doonayeen inay ku...
Maxkamadda derejada 1aad ee ciidamada qalabka ee sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab...
Dadka soo galootiga ah oo ay Soomaalida ku jirto kuwaasi oo kunool Dalka Mareykanka ayaa wada olole iyo dadaalo ku...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho