Dagaalkii sokeeyey siyaabo badan ayuu u dhaawacay dalka. Qoysasayuu kala geeyay, xukunka sharciga ayaa meesha ka baxay, hay’adaha dowladda ayaa...
Mashaariic horumarineed oo ku aadan hirgelinta adeegyada bulshada sida waxbarashada ayaa ka socda gobolka Bokool,tan iyo markii maleeshiyada Alshabaab laga...
Shalay Magalada Toronto waxaa lagu soo gaba gabeeyay Tartan Sport-oo lagu xusayay halyeygii kubada cagta soomaaliya Faarax Weheliye Cadoow Sendiko...
Hay’addaan ayaa ka hortagaysa Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka, sidoo kale soo dajinta iyo isticmaalka Badeecadaha dhacay ama tayadeedu...
Waxaa xal loogu raadinanayaa sida dalka xasilooni dhanka nabada ah loogu soo dabaali karo iyada oo laga qeyb qaadanayo Doodo...
shir looga hadalayo waxbarashadda dalalka soo koraya oo ay kamid tahay soomaaliya ayaa Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahadi Maxamuud...
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhimatay, in ka badana waxa soo garay dhaawacyayo ka dib markii u dab qabsaday...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaareynaysaa kooxda al-Shabab oo weerar fuleynimo ah ku qaaday saaka sandhig ciidamadu...
Taliyaha Ciidanka Danab ee Jubbooyinka Xasan Maxamed Aadan ayaa sheegay in weerarkii maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Baar-Sanguuni...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka jaray...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho