Kullankan oo looga hadlayo dib u eegista dastuurka oo socon doona mudo saddex maalin ah ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha...
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale yeelanaya kulan ay kaga doodayaan xeerka Dhowridda Gobanimada iyo Midnimada...
Magaalda Ankara ee dalka Turkiga waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka ah...
Kormeerkan uu hogaaminaayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Benaadir ahna kuxigeenka amniga iyo siyaasada Gobolka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyaan Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawlad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Muqdisho ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa maanta shir guddoomiyey Kulanka Golaha oo Ajendaha uu ahaa...
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho la keenay 13-Dhalinyaro ah oo ku xirneyd Xabsiyada Liibiya oo dowlada Soomaaliya ay suurta galisay in...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...
RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....
H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho