Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka ee magaalada Muqdisho ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa maanta shir guddoomiyey Kulanka Golaha oo Ajendaha uu ahaa...
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho la keenay 13-Dhalinyaro ah oo ku xirneyd Xabsiyada Liibiya oo dowlada Soomaaliya ay suurta galisay in...
Magaalada Baydhabo ee Xaruunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed maanta gaaray wafdi uu horkacaayey wasiirka wasaaradda arrimaha Dastuurka iyo Federaalka...
Xasan Aadan oo ka tirsan Taliyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin dheeriya ka bixiyay Dagaal Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed...
Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland ka socda Shir Wadatashi ah oo looga hadlayo Sameynta Qorshaha ...
Dhibane Aweys Xuseen Cilmi oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo 17 sano jir ah ayaa ku xunuunsanaya magaalada Muqdisho waxuuna la...
Xildhibaanada Aqalka sare Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya Xeerka dhowriyadda Gobanimada iyo midnimada Soomaaliya. Kulankaan Maanta Aqalka sare ee Dalka...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku noo magaalooyinka Muqdisho iyo boosaaso ayaa soo dhaweeyay go,aankii Dowladda Federaalka ASoomaaliya ka qaadatay heshiiska Maamulka...
RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...
RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho