Taliyaha ciidammada Asluubta Soomaaliyeed oo uu wehliyey Safiirka dowladda walaalaha ee Turkiga u qaabilsan Soomaaliya ayaa booqday Xabsiga dhexe ee...
Howlwadeeno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka iyo Tamarta Dowladda Federaalka ah, shaqaalaha iyo maamulka isbitaalka Deyyniile iyo xubno matalayay Bulshada...
Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirkan oo soconaya laba maalmood. waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin...
Siminaarkaan oo ahaa mid looga hadlayay ahmiyada ay bulshada iyo deegaanka uleedahay beerista dhirta ayaa maamta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo....
Kooxda Kubada Cagta Dekada ayaa la Ciyaari doonta galabta kulan ku Sameyn ku yeelan kara hanashada horyaalka Soomaaliya oo ay...
Shirka looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana...
Casho sharaftaan uu guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ahayd mid sagootin iyo dar daaran ah....
Casha sharaftaan ayaa waxa kasoo qeyb galay sii hayaha Guddoomiyaha Baarlamanka dalka ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka,...
Dowladda Kuuriyada waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay si dhaqso ah u hakineyso tijaabaada nukleyrka iyo gantaalada, isla markaana ay albaabada...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho