Kooxda Kubada Cagta Heegan ayaa adkaatay kulan ay la Ciyaartay kooxda Gadiidka kulan ka tirsanaa horyaalka Soomaaliya waana kii 14-aad...
Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta...
Kooxo burcad ah oo aan heybtooda la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday goob Ganacsi oo ay muwaadiniin Soomaaliyeed ku...
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa tababar hal maalin ah magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle ku qabatay,kaasi oo si...
Wararka naga soo gaarayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Fatahaad uu ka sameeyay Wabiga Jubba degmada Luuq ee Gobolkaasi saameyn...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab waxay ka wadaan deegaanada Cammaaro,Bacaad weyn iyo deegaano kale oo...
Dhir (Af-Ingiriis: plant; Af-Carabi: نبات) sidoo kale loo yaqaano Dhirta Cagaaran waa noole ka samaysan unugyo badan oo isku xidhan...
Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaaadda Gobolka Mudane Maxamed Cadullaahi Maxamed (...
Muqdisho, 18 Abriil, 2018-- Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Benaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka...
Muqdisho, Abriil 18, 2018 - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ay hoos timaaddo Astaanta Internetka Dalka (dotSO) ayaa kulan wada-tashi ah...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho