Maxkamad ku taala Magaalada london ayaa waxay xabsi daa,in ah ku xukuntay ninkii ka danbeeyay weerarkii gaariga xamuulka ah...
Xubno sarsare oo ka mid ah xisbiga Dimoqaraadiga ayaa uga digay madaxweyne Trump in uusan u adeegsan warqada rasmiga ah...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska...
Kismaayo, Feb, 2 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qayb galay xaflad ay ku...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan kula qaatay xarunta Safaaradda ee Magaalada Muqdisho safiirka...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Mudane ABDIHAKIM SH. HASSAN ASHKIR, iyo Wafdi uu hogaaminayo...
Dhammaan 955 shaqaale oo ah kuwa ka shaqeeya godadka laga qodo macdanta dahabka ayaa iyagoo bad-qab ah loo soo saaray...
Ciyaarahaan ku saabsanaa Isdhexgalka iyo isfahamka bulshada Magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka jubbada hoose ahna xaruunta ku meel gaarka ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga...
Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho