Kulan Qado ah oo lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow)...
Kullamadan oo ahaa kuwo qaatay waqtiyo kala duwan iyadoona kan koowaad ay la qaateen Guddiga doorashooyinku ururada dhallinyarada Puntland kuwaasi...
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed, laguna qabtay xarunta Akadeemiyada ayaa waxaa ka qeybgalay...
Xuska munaasabadda sannadguurada 44-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, oo ay ka qeyb-galeen Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka, guddoomiyaha cusub ee...
Munaasabad kooban oo xarigga looga jarayay Warggeyska Dalka oo dib u howlgelin lagu sameeyey ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Warfaafinta...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyoJinsiyadda Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Koofi ayaa kormeerey xaafiisyada hay’addu ku leedahey magaalada Guriceel, isaga...
21-ka Janaayo 1973-kii waa maalintii ugu horreysay ee uu soo baxo Wargeys ku qoran Afka Soomaaliga, 6-dii aroornimo ee maalintaasi...
WareegtokasoobaxdayxafiiskaMadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya MadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya, MudaneMaxamedCabdullahiMaxamed (Farmaajo) MarkuuarkaysoojeedintaWasaaradaArrimahaGudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta; Markuuwadatashi la sameeyey, islamarkaasnadhageysteytalooyinkaRa’iisulWasaarahaXukuumadaFederaalkaSoomaaliya; Madaxweyahuwaxuushaqsiyaadkahoose u magacaabayxilalkakala ah: MudaneCabdiraxmaanCumarCismaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...
WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...
Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA), kaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho