Wafdigaan ka socday Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo uu Hoggaaminayay Guddoomiye ku xiggeenka Guddigaani Mudane Sayid Cali shikh...
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre,...
Munaasabada dhameestirka Heshiiska dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunna waljamaaca ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dusmareeb ee ee Xarunta dowlad...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Xuseen Xasan Cismaan oo la hadlay Qaar ka Mid ah Saraakiisha Ciidamada Asluubta ayaa waxuu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku...
Ciidamada Xoogga dalka qeybra 43-aad ayaa Kooxda Nabadiid Al-Shabaab ka saaray degaanka Baar Sanguuri oo qiyaastii Magaalada kismaayo u jirta...
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...
Akadeemiyada, Cilmiga, Dhaqanka Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa diyaar garoow ballaaran ugu jirta xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, taasoo ku...
Dowladda Ethiopia ayaa xabsiga ka sii deysay hogaamiyihii Mucaaradka dalkaasi oo mudo ka badan sanadka xirnaa. Tallaabadaan ayaa timid labo...
Munaasabad loogu magacdaray Dhiirrigelinta Ubaxa Caddaaladda iyo sare u qaadista barashada caddaalada ayaa wasaaradda Cadaaladda ee X.F.S. waxey u qabatay...
Mudane Cabdisalaam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...
WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...
Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho