Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) iyo Wasiirka Wasaarada Qorsheynta ee Xukuumada Soomaaliya...
Waxaa soo gabagaboobay kulankii afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Gutters, ayaa Ilwaad Elman Cali Axmed u magacaabay inay ka mid noqoto la taliyeyaashiisa...
Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa Gacanta ku dhigay Hub ,walxaha qarxa iyo qaar ka mid ah Raggii watay oo la...
Wasaaradda Caafimaadka Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Maanta tababar Caafimaad u furtay qaar ka mid ah Haweenka ka shaqeeya xaruumaha...
Dowladda Liibiya ayaa warqaddii lagu soo xiri lahaa u jartay 205 Qof oo ah Malleeshiyaadka Dadka tahriibiya, kana ganacsada ee...
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan...
Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ahna Caasimadda Dalka waxaa u damaashaad taga kumanaan ka mid ah...
Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku geeriyootay , Qoysas badanna way ka barakaceen Roobab Lixaad leh oo Saacadihii lasoo dhaafay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...
Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho