Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhacday magaalada...
Muqdisho, 24 Febraayo 2018 -- Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliyeed,...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo lahadlay Wakaaladda SONNA ayaa ka tacsiyadeeyey...
Budhcad Badeed Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaadday Markab lagu Magacaabo MT Leopard Sun, oo ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo...
Allaha u naxariirtee Wariye Axmed Xasan Colaad oo ka mid ahaa wariyaasha ka howgala Magaalada Muqdisho kana tirsanay shaqaalaha laanta...
Waxaa magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu...
Wasiirka Amniga XFS Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray howl-galkii socday caawa ,islamarkaana ciidanku ay...
Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada Qaranka ayaa caawa soo afjaray howlgallo ay kaga hortageen dhagar qabayaal ka tirsan...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho