Wasiirka Arrimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo gaaray magaalada Columbus Ohio ee dalka...
Waxaa maalintii labaad galay shirkii ka socday magaalada Baydhabo ee u dhaxeeyey Booliska Federaalka, kuwa dowlad goboleedyadda iyo Wasaaradda Amniga...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo mas’uuliyiin kale ayaa magaalada Jowhar kula kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista...
Ugu yaraan Labaatan Carruur ah oo ka mid ah Dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta...
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawed , oo howlo shaqo u jooga Dalka Maraykanka ayaa booqasho...
Goobta lagu wareejinayay gaadiidkaan waxaa ku sugnaa Wasiiradda Caafimaadka iyo qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Danjireyaasha wadamada Turkiga iyo Qadar,...
Dekedii macmalka aheyd ee Magaaladda Boosaaso oo laga barbar dhisayey dekeda weyn, ayaa iminka umuuqata mid gabogabo ah, waxaana suurta...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Eng Yariisow, ayaa maanta daahfuray Tartanka Ciyaaraha iskuulada degmadda...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa faah fahin ka bixiyay dab xalay saqdhexe ka kacay...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho