Taliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho, ayaa...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Kuwa Midowga Afrika EE AMISOM oo maanta ka ruqaansaday degmadda Baraawe ee Gobolka Shabeellaha...
Sheekh Abuubakar Bashiir C/laahi Lataliyaha Madaxaweeynaha jamhuuriyada Ee Dhinac Diinta iyo Gudiga Madaxweeynahu u xil saaray Dhamaystirka Qorshaha Nabadaynta Bulshada Caabudwaaq ayaa Ku Guulaystay in Xal laga Gaaro Xisadii udhaxaysay Qaar ka Mid ah beelaha...
Munaasabadan Aqoon isweydaarsiga ayaa waxaa shalay daah furay Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac, waxaana ka...
Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Yaaqshiid oo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Mahamed Abdi Xayir Mareeye, ayaa xarunta Safaaradda Imaaraadka Carabta ay ku leedahay magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay degmada Boondheere ka furay barnaamij...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho