Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa casho sharaf u sameeyey madaxda...
Kulan gaar ah oo mas’uuliyiinta Wasaaradaha arrimaha dibadad ee Soomaaliya iyo Turkiga ay ku yeesheen magaalada Istambuul ee Dalkaasi ayaa kaga...
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Guddiga...
Munaasabad kooban oo abaalmarin lagu gudoonsiinaya Dhame Axmed C/laahi “Bashane” ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Axmed...
Shir wadatashi ah oo uu soo qabanqaabiyay urur goboleedka IGAD, loogana hadlayo arrimaha socdaalka bulshooyinka dalalka ku mideysan Urur Goboleedka ayaa...
Wasiirka Cadaaladda Xukumadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya waxayna kawada hadleen arrimaha Cadaaladda, intii...
Ergayga gaarka ah ee hey'ada qaxootiga aduunka u qaabilsan qaxootiga Soomaalida Maxamed Cabdi Afey oo socdaal ku joogay dalka South...
Hadafka ururada argaxisada ayaa ah in ay abuuraan (Environment) bey’o ama xaalad cabsi ah, arggagixin, baqdin gelin ka weecisa qof...
Heshiiskaan ay wada gaareen Dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa uu u...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho