Dowladda Shiinaha ayaa ku baaqday in la aasaaso dawlad Falastiin ah oo leh madaxbannaani iyo xoriyad buuxda, taasoo ay caasimaddeedu...
Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa shaaca ka qaaday in Malleeshiyada Al-Shabaab iyo...
Kulan ay madaxda 28-ka Dal ee ku bahoobay Midowga Yurub ku yeesheen Shalayto Magaalada Brusseles ayaa lagu qaaddacay hadalkii dhawaan...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmajo iyo Amiirka dalka Qadar Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ,ayaa kulan gaar...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo socdaal ku maraya deegaanada hoos yimaada Maamulka Galmudug si uu ugu kuur...
Waxaa dib usoo laabtay Shaqada Dekedda Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ahna Xaruunta Ganacsi ee Maamulka Puntland ka dib...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan...
Abuun duulaha Taakuleynta Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaalieed Sarreeye Guuto Bile Maxamed Aadan iyo Abaanduulaha Qeybta 12ka April ahna Madaxa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...
Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...
Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...
Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho