Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Mudane ABDIHAKIM SH. HASSAN ASHKIR, iyo Wafdi uu hogaaminayo...
Dhammaan 955 shaqaale oo ah kuwa ka shaqeeya godadka laga qodo macdanta dahabka ayaa iyagoo bad-qab ah loo soo saaray...
Ciyaarahaan ku saabsanaa Isdhexgalka iyo isfahamka bulshada Magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka jubbada hoose ahna xaruunta ku meel gaarka ah...
Xog-hayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cabbdirisaaq Xuseen ayaa maanta soo xiray tababar socday mudo saddex bilood ah...
hirka Goloha Wasiiradda ee Xukuumadda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir gudooominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Mudane Xasan Cali...
Taliyaha cusub ee Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya Jim Beesigye Owoyesigire ayaa si rasmi ah Xafiiska kagala wareegay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col.Mohamed Adam Kofi ayaa maanta soo xiray tababar labo maalin u socday...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho