Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka faraca Jaamacadda Umadda ee magaalada Caabduwaaq ayaa...
Wakiilka Turkiga u fadhiya gaashaanbuurta NATO, Ahmet Berat Çonkar, ayaa ugu baaqay dalalka xubnaha ka ah isbahaysigaasi inay waddankiisa ka...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa xalay xilli dambe hoygiisa ku booqday...
Kulan Qado ah oo lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow)...
Kullamadan oo ahaa kuwo qaatay waqtiyo kala duwan iyadoona kan koowaad ay la qaateen Guddiga doorashooyinku ururada dhallinyarada Puntland kuwaasi...
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed, laguna qabtay xarunta Akadeemiyada ayaa waxaa ka qeybgalay...
Xuska munaasabadda sannadguurada 44-aad ee maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, oo ay ka qeyb-galeen Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka, guddoomiyaha cusub ee...
Munaasabad kooban oo xarigga looga jarayay Warggeyska Dalka oo dib u howlgelin lagu sameeyey ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Warfaafinta...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay Ururada Ardayda Qaranka Soomaaliyeed, kulanka intii uu...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho