Raiisul-wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qeyb-galay xuska maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa hambalyo u diray...
Milatariga Israa'iil ayaa sheegay in ay subaxnimadii hore ee Sabtida duqeeyeen goob hubka lagu sameeyo iyo bakhaar rasaasta lagu kaydiyo...
Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka...
Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Wadanka Kanada, Axmed Xuseen Dirir oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa Soomaalida gobolka Minnesota ku dhaqan...
Waxaa si habsami ah u bilowday ciyaarihii maamul goboleedyada iyo Gobolka Benaadir, iyadoo sanadkan ciyaaraha ay martigalisay maamulka gobolka banaadir,...
Madaxweynaha Turkiga ayaa booqashadan uu ku tagay Dalka Gariiga waxay noqtay midii ugu horeeysay mudo 65 sanaadood ah kadib ....
madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo ku sugaan magaalada sharmaa sheekh ayaa kulamo gaar gaar ah la qatay...
Guud ahaan Dalaalka Caalaamka ayaa si isku midah ugaa dhacay dibadbaxyo loga soo hor jeedo hadalkii kaso yeeray Madaxawaynah...
maleeshiyaadka argagaxisada Al -shabaab ayaa boobay Goobo ganacaasi ee ku yaala Degaanka Ceel cadde ee Gobolka Hiiraan. kooxada Al -shabaab...
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho