Jamacadda Axfaad ee Dalka Suudaan ayaa qabatay Bandhig ay ugu magac daraty habeenkii dhaqanka,waxaana ka qeyb galay Dowlado badan oo Ardaydoodu ay...
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Dowlada Goboleedka Galmudug waxaa ka soconaya qaban qaabo ku aadan soo dhoweynta wafdiga Madaxweynaha...
waraarka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ayaa sheegay in ay diyaarado dagaal halkaasi duqeeyen, weeraarkan ayaa lagu bartilmaameed sanayay Argagixisaada Al...
Qaar ka mid ah Dhaawacyadii Suudaan loo soo qaaday oo maanta dib loogu celiyay Muqdisho. Waxaa Dalka dib loogu soo...
Maxamuud Cabaasi Maxdaxweynaah Falastiin ayaa si kulul uga hadlay siyaasadada Madaxweynaha Mareykanak Donald Trump eek u aadan geedi socodka Nabadda...
Magaalada galkacyo ee xaruunta gobolka mudug ayaa waxaa ay ka mid tahay goob ah sida wayn logu soo dhaweyay Madaxwaynah...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay deegaanno ka tirsan Puntland ayaa gaaray xarunta...
Shirkan wadatashiga ah oo looga hadlay daraasaddi laga sameyay abaarahii ka dhacay dalka sanadihii 2016-2017 ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo...
Tababarkaan oo ay Soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda Xukuamadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya oo looga hadlayay Aqoon isweydaarsi ku saabsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho