Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalaya shirka Madasha Dhaqaalaha Adduunka kaasi oo ka furmi...
Madaxweynaha dowaldda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa...
Degreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee...
Wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha Jamhuuriyadda ee shalay gaaray woqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa goordhaw waxaa uu gaaray dhanka...
Magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo munaasabada ballaaran oo lagu soo geba...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka...
–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo xalay ku hooyday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa kulamo la leh...
Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada hoose ahna Caasimadda kMG ah ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee jubbaland ayaa maanta waxaa...
Wafdi isugu jira Wasiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa gaarey Magaalada Cadaado oo ah xarunta kMG ah ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho