Wararka ka imaanaya magaalada New yorka ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Ugu yaraan siddeed qof ay ku dhimatay magaaladaasi...
Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ahna Xaruunta ku KMG ah ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya waxaa Xalay ka kacay...
Amiirka dalka Kuweyt Sheekh Sabaah Al-Axmed Al-Sabaax ayaa si rasmi ah u aqbalay Istiqaaladda uu u gudbiyay R/wasaarihii dalkaasi Kuweyt...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si gaar ah ugu mahad celisay dhaqaatiir...
Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysiyiin baarlamaannada dalalka Carabta ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee...
Shirkani wadatashiga ah oo u dhexeeya Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa hambalyo ku aaddan guusha doorashada ku celiska ah waxa uu u...
Ciidamada xooga dalka ayaa howlgalo lagu Baacsanayo Maleeshiyaadka Nabad diidka Al shabaab waxay ka sameeyeeyn Tuulooyin hoostaga degmada Kuntuwaareey ee...
Culimada Soomaalida ee ku nool magaalada Johannesburg oo nadwo diini ah ku qabtay masjidka Imaamu shaafici ee xaafada Mayfair oo...
Guddoomiyaha Degmada Mahadaay C/laahi Maxamed Xuseen Geel-doox oo la hadlay Saaka Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Maamulka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho