Kumanaan qof ayaa maanta salaaddi Jimcaha kaddib isugu yimid goobtii masiibada weyn ka dhacday 14 October Maalintii Sabtida, kadibna waxa...
Labo Diyaaradood oo siday sideed tan oo dawo ah iyo dhakhaatiir kana timid dowladda Ethiopia ayaa maanta soo gaaray magaalada...
Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Hiiraan ee xagga arrimaha bulshada ayaa maanta kormeer howleed ku tegay Tuulada Xeen-Daabta ee dhanka waqooyi ka...
Boqolaal shacabka reer Xuddur ayaa maanta ka qeyb galey banaan bax looga soo horjeedo weerarkii waxashnimada ahaa ee 14 kii...
Maxamed Yuusuf Jaamac iyo Sheikh Yuusuf Cali Ceynte oo ka mid ah Guddiga Gurmad Qaran ee lagu caawinayo dadkii wax...
Waxaa weli sii xoogaysanaya howlaha loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qarixii bahalnimada ahaa ee ka dhacay Isgoyska Soobe...
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim, oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad oo ka socday dalka Russia magaalada...
Dowlada Australia ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay u soo qortay warqad furan baarlamaanka dalkaasi. Warqadan ayaa dowladda Australia ugu...
Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel kaga soo wada jeestaan gumaadka nabad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho