Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa;lka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre wuxuu tilmaamay in aan marna la fiirsan karin xasuuqa lagu hayo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed iney u istaagaan sidii dalka looga...
Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo la hadlayay dhalinyarada Gurmad Qaran ayaa sheegay in dalka uu...
Masuuliyiinta Hey’adda Samsam Foundation ee magaaladda Muqdisho waxaa ay maanta deeq gaarsiiyeen qaar kamid ah Bukaanada ku jira Isbitaaladda kuwaas...
Magaalada Boosaaso waxaa si xowli ah uga socda gurmadka loo sameynayo dadkii waxyeelada ka soo gaartay masiibadii ka dhacay Isgoyska...
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, Mudane Cbadullaahi Sh. C/raxmaan Heybe, ayaa maanta Magaaladda Jiddah ee xarunta Boqotooyada Sacuudiga...
Gudoomiyihii horre ee Gobolka Banaadir Jeneraal Maxamed Xuseen Muungaab oo xalay kasoo qeyb galay kulan loogu baroordiiqayay dadkii Soomaaliyeed ee...
Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa maanta deeq lacageed oo gaareysa 5.000$ ku warreejiyey Guddiga Gurmad qaran...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho