Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha Galmudug,Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdiwali Jaamac (Gorod) iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland...
Xafladan oo si heer sare loo soo agaamismay islamarkaane aheed mid lagu sagooniyay Danjire Maxamed C/llaahi Ugaas oo Muddo lix...
Xubnaha Baarlamaanaka Federaalka Soomaaliya ayaa maaanta yeelanaya Kulankooda ugu dambeeye ee kalfadhiga 2-aad , iyadoo Mudanayaashu ay fasax galayaan. Kulankooda...
Antonio Guterres oo ah Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegay in loo baahan yahay in arrinta Kuuriyada...
Wararka ka imaanaya Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in qeybo kamid ah halkaasi ay ka socdaan rabshado u dhexeeya qaar kamid...
Heshiiska ayaa yimid laba bilood ka dib markii ayaa doorashadii baarlamaanka ee xisbiga dadwaynuhu ku guuleystay, laakiin aynaa haysan aqlabiyad...
Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee labada aqal ee Congresska Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday xeerka wadajirka ah ee dib-u-habaynta ugu weyn...
Waxaa maanta Magaalada Gaalkacyo si rasmi ah loogu daah-furay shir hor-dhac u ah hishiis rasmi ah oo u dhaxeeya bulshada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay'adaha Dowladda si loola dagaallamo musuqmaasuqa, ayaa bilowday daraasad lagu...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho