Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Turkiga oo isaga iyo wefdi...
Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ka qeyb-galay Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee Warbaahinta...
Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Guulo ka sheegtay Dagaal Saaka Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee...
Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lakulmay Saraakiisha Ciidanka AMISOM waxaana uu kala...
Guddoomiyaha Golaha shacabka JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh cusmaan jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo oo barqadii manta gaaray Magaalada Qaahira...
Hoos u dhac ku yimaaday dhaqaalihii ku bixi jiray Qaxootiga ku dhaqan Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Kenya iyo tirada dadka deegaansanaya...
Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale Koofi oo marti ku ahaa Barnaamijka kulanka...
Olgan Baker oo ah Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Wakaalada Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA,waxaa...
Wafdigaan uu hoggaaminayay Taliyaha Guud ee Ciidanka Dalka Turkiga Hulusi Akar ayaa gor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradah Aadan Cadde ee...
Ilaa 3 musharax oo kamid ah Soomaalida ku dhaqan magaalada Minneapols ee Gobolka Minnesota ee Mareykanka ayaa u tartamaysa qabashada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho