Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle...
Mogadishu, 17 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii...
Hay’adda Somali Relief Network of North America ayaa deeq hilib ah oo afurin ah u qeybisay ku dhawaad afar boqol...
Urur Goboleedka Midowga Afrika iyo Qaramadda Midoobay ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay xiisaddii dalalka Jabuuti iyo Eritarya, kaddib markii...
Ciidanka Amaanka Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Maleeshiyo beeleed dhawaan ku dilay miyiga Gobolka...
Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay xooga saareyso Xasilinta...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Dunida aynu maanta joogno Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya kaliya ma ahan meesha ugu horeysay ee laga Sameeyo howlgal...
Madrid, 16 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ku sugan magaalada...
Boqol qof oo ku dhaqan Degmada Waabari ayaa daweyn xaga indhaha loogu sameeyay degmadaasi, iyadoo ay iska kaashadeen maamulka Degmada...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...
RADIO MUQDISHO(DIINSOOR):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho