Muqdisho, 13 June 2017 – Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan ka raali gelineynaa muddadii 24-ka saac ee aan hawada ka maqneyn cilad jirto awgeed, isla markaana...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee...
Tartankaani oo noqonaya kii 4aad ee ay qabato Mu’asasada Alminhaaj ee Gobolka Mudug ayaa waxaa Xaflad weyn oo lagu soo...
Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir ayaa deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada. Guddoomiyaha...
Tababarkaan oo soco doona mudo labo isbuuca waxaa ka faa'iideysaanaya qaar ka mida howladeedaha hey'adaha garsoorka Galmuudg, waxana Wasaaradda Cadaaladda...
Shirkan uu maanta magaalada Muqdisho ka furey wasiirka wasaaradda maaaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa waxaa ka...
Golaha Wasiiradda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta Shirkoodii caadiga ah ku yeelanayo Magaaladda Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhaxe waxaana shirgudoomin...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa lagu sheegay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho