Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa shaxda Wareegga labaad ee Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkan Hoose ka degso ...
Dunida Muslimka ah marka la gaaro bilkasta 15-ka Ramadan waxaa laga xusaa maalinta agoonta, iyadoo munaasabad arrintaasi lagu weynayo oo...
Tababar wacyi galin ah oo la xiriirta Fahamka Xuquuqda Carruurta, diyaarinta warbixinta heshiiska Caalamiga ee Axdiga Carruurta ayaa loo qabtay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada JFS Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta guddoomiyey Shir heer sare ah. Wafdi heer sare...
Dolwadda Iran ayaa sheegtay in ay dalka Qatar u dirtay shan diyaradood oo sida cuno iyo Khudaar kala duwan, xilli...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen: Axmed Maxamed Jimcaale Cifiid oo lahadlay warbaahinta ayaa ku amray dadka Soomaaliyeed ee degan...
Muqdisho, June 10, 2017 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Gudoomiyaha Jaamacada Plasma Prof. Hassan Kaafi ayaa loo doortay inuu noqdo wakiil Goboleedka Bariga afrika ee golaha sare ee hogaanka...
Muqdisho, June 10, 2017 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maana si rasmi ah dib ugala wareegtay Agaasinka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho