Guddiga Gurmadka Abaaraha Jubbaland ayaa sheegay in gobollada Jubbada Dhexe iyo Gedo ay ugu geeriyoodeen ku dhawaad 30 qof Abaarta...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Aadan "Koofi" ayaa gaaray Magaalada Kigaali...
Bam gacmeed ayaa lagu weeraray xalay fiidkii guriga uu magaalada Jowhar ka dagan yahay nabadoon Shiiq Muuse oo ka mid...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa fursado shaqo oo ka banaan guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, hadaba...
Madaxweyanaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa xilkii ka qaaday agaasimaha guud ee la dagaalanka Burcad Badeeda deegaanada Putland mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir...
Ciidanka Nabad galyada ayaa xalay waxa ay dileen mid ka mid ah burcad dadka dhac ugu geysanayey qeybo ka mid...
Warsaxafadeed Doorashada Galmudug (Muqdisho 19/03/2017) Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay...
ilaa lix boqol oo qoys oo ka mida dadka abaaraha ku xoola beelay isla markaana kusoo barakacay deegaanada xaar-xaar oo...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah Cabdullaahi sheeq Cali qaloocow ayaa gaaray magaalada Balcad ee...
Ciyaaryanakan oo lagu magacaabo Colin Kaepernick kana mid ah Ciyaartoyda ugu Caan san dalka mareykanka ayaa Muuqaal uu soo dhigay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho