Kulankaan oo ahaa mid casho ah isla markaana ay soo qabanqaabisay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan ayaa waxaa ka ka...
Muqdisho, Maarso 18.2017------Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Cambaareeyay falkii lagu duuqeeyay dad shacab ahaa oo...
Guddiga Ololaha Gurmadka Abaaraha Somalia ee magaalada Tromsø ayaa lacag dhan 5,070$ oo u dhiganta 41,235NOK usoo diray Guddiga Qaran...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey Qarraar ku aadan gurmadka Abaaraha Dalka kaasi oo mudooyinkan ay...
Tababbarkan oo soconaya muddo 3 maalmood isla markaana lagu baranaya Horumarinta Nabadda iyo isgaxgalka bulshada ayaa waxaa Degmada Hiliwaa loogu...
Agabyadan oo isugu jirta dawooyin, Combiyuutero, qaboojiyeyaal iyo qalab kale ayaa maamulka Isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka waxa ay kala wareegeen...
Koox caafimaadka qaabilsan oo ka socda Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa howlo caafimaad ah oo ay ugu gurmanayan dadka uu soo...
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan...
Kulan ay isugu yimadeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan, dbplomasiyiin ka socotay safaaradda, salaadiin, aqoonyahano iyo waliba ganacsato ayaa waxaa ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in kaalmo dhaqaale ay ka heleen dalalka Malaysia iyo Indonesia, kadib shir lagu qabtay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho