Ugu yaraan 30 qof oo qaxooti Soomaali iyo ajaanib kale ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay xeebaha dalka Yemen...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Pretoria ee Caasimada Dalka South Africa ayaa Lacag ugu deeqday Dadka Soomaaliyeed ee ay...
Xoghayaha Guud ee Ruugta Ganacsiga Turkiga Cumar Bal iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga u qaabilsan Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa...
Waxaa Khamiistii shalay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed lagu qabtay kulankii todobaadlaha ahaa. Cutubyo ka tirsan ciidanka booliiska...
Markab xamuul ah oo ay afduub u heysteen dableey hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in la sii daayay fiidnimadii xalay....
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway, waxaana...
Guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha ayaa war-saxaadadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen Xaaladda Abaaraha ka jira Dalka. Halkan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha,...
Kulan ay Magaaladda Muqdisho ku yeesheen haweenka ku jira labada aqal ee Barlamaanak Soomaaliya iyo masuuliyiinta safaarada Mareekanka ee Soomaaliya...
gobolada dalka Soomaaliya waxa ka jira abaara sameeyay dadka iyo duunyada iyada oo dadkuna ay intooda badan maalinba maalinka ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho