Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hambayo ku aadan aasaaska ururka SYL usoo diray...
Qabanqaabada Munaasabaddo lagu xusayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15ka-May oo sidoo kale ku beegan sanad guurradii 74-aad ee ka soo...
Wasiiir Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan “Eng. Yarisow†iyo Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda...
Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyey shirka Doha ee ka soconaya caasimadda dalka Qatar....
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa daah furay shir looga hadlayo hanaanka dib u...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku-xigeenka safaarada Turkiga ee Soomaaliya Cali kan Aksooy, iyaga oo ka...
Ciidanka booliska Galmudug ee ka howlgala magaalada Gaalkacyo ayaa saaka ku guuleeystay inay gacanta ku soo dhigaan gaari land cruser...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Avv. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii garsoorka loogu baahin lahaa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa go’aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka bixisay agabka aan cunnada ahayn (NFIs),...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho