Kulankan oo ka dhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaay sidii laamaha Amiga Qaranka iyo Ciidanka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo gaadhay magaalada Dooxa ee dalka Qadar, halkaas oo uu uga qeyb...
Xarunta wasaaradda gaashaandhiga ayaa maanta lagu soo bandhigay shan nin oo ku hubeysana qoriga AK-47 iyo gaari ay u isticmaalayeen falalka...
Aqoon is weydaarsiga maanta uga furmay magaalada Muqdisho in ka badan 20 haween oo qareeno ah, kuwaas oo ka kala...
Wasiirka wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa hadalkan ka sheegay tababar ku saabsanaa ...
Allaha u naxariistee waxaa maanta isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday wariye Maxamed Maxamuud Macalim (...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ka hadlay shirka London ee Soomaaliya oo 11ka May 2017...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaatay Culimada Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen...
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay tiro dad ah oo lala xiriirinayo qarax gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa go’aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka bixisay agabka aan cunnada ahayn (NFIs),...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho