Hanti dhowraha Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay ku guuleysteen in hay’adaha dowliga ay akoono ka furtaan bankiga dhexe,...
Maamulka Afgooye ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay ku jabiyeen Al-shabaab Weerar ay Xalay ku soo Qaadeen Degmada, ugana...
- Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob...
Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu taageerayay gudoomiyaha baarlamanka Mudane...
Dalka Mareykanka maanta waxaa ka dhacaysa xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee waddankaasi Donald Trump oo ah madaxweynihii 45 aad....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Mudane...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo dalxiiska ee Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminaayo ee ku sugan Dalka Jabuuti ayaa Maanta...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa joojiyay qabashada Araajida Musharaxiinta u tartamaya xilalka Guddoonka Aqalka Sare ee dalka....
Wafdi ka socday Wasaarada Warfaafinta oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta Booqday Xarunta Idaacada iyo Taleefishinka RTD ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay sidii looga qeyb-geli lahaa gurmadka abaaraha la yeeshay diblomaasiyiinta dalalka Jaamacadda Carabta iyo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho