Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa kulan la-qaatay Safiirka Dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya, waxaana ay ka...
Munaasabad lagu xusayay Maalinta todobaadka Dhirta Soomaaliyeed kaasi oo looga hadlayay dhibaatada ay u leedahay xaalufinta dhirta deegaanka oo ay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla Biroole...
Wasiirka warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka Imaaradka Carabta u...
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee kubbadda cagta, ayaa ku sugan waddanka Jabuuti, iyagoo halkaas kula dheelli doonno dhiggooda Suudaanta Koonfureed,...
Hey'adda qaramada midoobey u qaabilsan cunada ee WFP ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho ay ka dejisay diyaarad xamuul ah...
Hanaanka amniga qaranka ayaa si tartiib tartiib ah u awoodi doona in uu la wareego mas'uuliyadda ammaanka dalka. Dowladda UK...
Xukunkan dilka ah ayaa saaka maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ku fulisay, Axmed Cabdi Maadeey oo 28 sano jir...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ay ka sameyeen duleedka Bari ee magaalada Buulo burde ee gobolka Hiiraan, waxa ay...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii imadadaali ee Radio Muqdisho oo todobaadkan xiisa gaar ah leh....
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho