Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Midowga Afrika ayaa munaasabad sagootin u sameeyay ciidamo Nigeriyaan ah oo ka tirsan boliska Amisom....
Labo qarax oo aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxaa ay ka dhaceen agagaarka garoonka duyuuradaha ee Aadan Cade...
Mo faarax oo bilaabay orodka isagoo 12 jir ah taaso uu ku bixiyay dadaal badan sababtayna inuu heer ka gaaro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka...
Guddiga qaban qaabada doorashadda Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la magacabay, kadib kulan Mudanayasha baarlamaanka ay ku yesheen magaalada Muqdisho....
Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa heshiis saddex qodob ah ka gaaray colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo kaddib kulan ka...
Wareegto ka soo ka baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Hiliwaa...
Xildhibaanada doorashadii maanta kusoo baxay ayaa waxay kala yihiin:Muuse Siciid Jaamac ayaa 48 cod kaga guuleystay Faadumo Cumar Nuur oo...
Munaasabadaan oo ay Marwada koowaad ee dalka u sameysay Carruurta gabdhaha Agoonta ah ee lagu Xanaaneeyo xarunta gabdhaha agoonta ah...
Allaha u naxariistee G/sare Cabdi Cabdulle Qoor-gaab, oo ahaa taliye ku xigeenka ciidanka madaxtooyada Soomaaliya oo shalay askari ka tirsan...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho