Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa shalay ka sameeyey guud ahaan dalkaasi Olole ballaaran oo ay ugu soo...
Qoysaskani oo ku kala nool Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Deegaanka Garas Baaley ayaa la gaarsiiyay deeq isugu jirta...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu sagootiyay Safiiro ka socday Midowga Afrika oo u joogay magaalada...
Munaasabadan taageerada loogu muujinayay dhamaan Golaha Wasiirada magacabaan si gaarana loogu taageerayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar...
Shir madaxeedka wadamada geeska Afrika ee IGAD oo maanta la qabsoomay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa shir guddoominayay...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golahiisa wasiiradda ee magaacaaban ayaa ...
Wafdi ka socda dawladda federaalka oo hoggaaminayo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan iyo mas’uuliyiin ka socota safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa halkaasi...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka martida ee magaalada Kismaayo kulan kula qaatay wafdi...
Puntland ayaa maanta si rasmi ah u fasaxay furashadda nidaamka xisbiyadda badan ee doorashooyinka gollayaasha degaanka Puntland Madaxweynaha Puntland Cabdiweli...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho