Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gelinka dambe waxa uu khudbad ku saabsan...
Kooxo hubeysan ayaa weerar gaadmo ah ku dilay Xoghayihii degmada Wadajir iyo labo ka tirsan ilaaladii la socotay. Weerarka waxaa...
Roobka Guga ayaa xalay ka curtay gobolka Banaadir, iyadoo ay ku qabowsadeen bulshada gobolka ku nool. Roobka ayaa bilowday saaka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Kenya ayaa...
Wararka naga soo gaarayo degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegayaan in tuulooyin hoostaga degmadaasi uu ka curtay...
Deeqdaasi gargaar oo ka kooban raashin, dhar, maacuun, joodariyaal iyo jirigaano ay dadku biyaha ku shubtaan ayaa waxaa maanta la...
Gaari Miineysan ayaa goordhow ku qarxay afaafka hore ee Maqaayadda Banooda oo ku taalla agagaarka Hotel Naasa Hablood 2 ee...
Kulan Gogol-xaar ah oo ay Maanta isugu yimmddeen Wasiirrada arrimaha dibedda ee Urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay Ajandaha shirka...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Soomalia iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed "Farmaajo" oo booqasho Sadex maalmood ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho