Ra’iisul-wasaare ku xigeenka dalka iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta ka qeybgalay Bandhigga Todobaadka Ciidanka Booliska oo lagu qabtay...
Hay’adaha Alraxma iyo Gedo Network ayaa Maanta ku wareejiyay Isbitaalka Midnimo ee Degmada Caabudwaaq Qalab caaafimaad oo ay sii dhiibeen...
Warar laga helayo Deegaanka Goof-guduud ayaa sheegaya in dagaal uu ku dhex maray Ciidamada Dawladda Soomaaliya iyo Maleeshiyaad ka tirsan...
Shirkan oo diirada lagu saarayo qabsoomida doorashooyinka dalka ayaa galay maalintii labaad waxaana la filayaa in ay kasoo baxaan qodobo...
Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankiisii billa ahaa ee 19-aad wuxuu ku yeeshay xarunta madaxtooyada Muqdisho. Guddiga ayaa ka dooday warbixin...
Magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socda olole sare loogu qaadayo heerka ardada ku biiraysa waxbarashada aas aasiga...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka furay kulan looga hadlayay wada tashiga aas aasida ...
Ciidamada dowlad gobaleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degmada Qandala ee Gobalka Bari kaddib markii ay ka saareen maleeshiyada Argagixisada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka madasha Wadatashiga Qaran,...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho