Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xog-yaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho....
Madaxweyanaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliyeed Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ka Warbixiyey Kulan uu la qaatay Xogahayaha Guud ee...
Kooxda Al-shabaab ayaa xalay dab qabadsiiyey Tuulo lagu magacaabo Gaaleef oo dhanka Bari ka xigto Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha...
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho , wafdigana ayaa iminka Kulan...
Xaflad balaaran oo lagu maamusayay maalinta Haweenka aduunka oo ku aadan 8 March ayaa lagu qabtay Xarunta looga arimiyo gobolka...
Horjoogii ka tirsanaa ururka |Al-shabaab oo shalay isku soo dhiibay ciidanka Xooga Dalka Soomaaaliya ee ku sugan Gobolka Baay ayaa...
Kulankan oo ahaa mid lagu dhiira galinayey carruurta agoonta ah ee Soomaaliyeed oo ay gacanta ku heyso jimciyadda waxbarashada horumarinta...
Deegaanka Wanay oo sideed KM dhanka koofureed kaga beegan magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa cudurka shuban biyoodka ku...
Wefdi uu hogaaminayay taliyaha laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale ( Koofi) oo gaaray...
Axmed Cabdi Xasan Axmed Suudaan Qunsulka Soomaaliya u jooga Cadan ayaa sheegay in qaxooti Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Yemen...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho