Muqdisho, 6 March 2017……Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada...
Kulanka uu la yeeshay maanta gudoomiyaha golaha Shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan (Jaawari) dhalinyarada ku jira golaha shacabka ayaa...
Waxaa markii ugu horeysay ka bilowday dhimashada dadka ay saameysay abaarta jirta deegaanada ku xeeran degmada Balanbal halkaasi oo laga...
Hay'adda Isutaga Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa kulan loogu dabaal degayo guusha iyo doorashada Xildhibaan Ilhan Cumar ku qabtay Masaajidka Dar-ul...
Munaasabad balaaran oo lagu taageerayay Raisulwasaaraha cusub ee dalka mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu qabtay magaalada Juba ee xarrunta...
Qunsuliyadda Soomaalida ee Dalka Yamen oo kaashaneysa Hay'adda Qaxootiga Aduunka ayaa Waxay markale u fududeeyeen 137 qoys oo ka mid ah...
Tiradda dadka Shuban biyoodka uu soo ridanayo ayaa kusii kordhayo qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya waxaana ay Saraakiisha Cafimaadka...
Aqalka sare ee Baarlamanka ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa shir gudoominayay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa ku dhawaaqday 4 Maalin Oo Soon ah iyo In Maalinta Sabtida ah Dalka Oo Dhan Laga...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho