Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda...
Gudoonka Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay dardargelinta doorashooyinka aqalka hoose. Kulankaasi waxaa ka...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa kulamo kula qaatay Kismaayo madaxda maamulka Jubbaland. Wafdigan oo Shalay ka...
Wasiirka wasaaradda amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taar-dhuleed ayaa sheegay in Ciidamo xoojin ah ay u direen Dadka...
Waxaa goor dhow ka furmay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho shir looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka Dalka Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa...
Wararka naga soo gaaraya degaannada Daba galo iyo Dumaaye oo hoos taga Degmada Xarar dheere ee Gobolka Mudug, ayaa sheegaya...
Diyaarad xamuul ah oo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa shil ku gashay Gegida Diyaaradaha Joma Kenyatta Air Port...
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo kaashanayo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano hoostaga dagmada Mahaday oo ay ku dhuumaaleysanayeen kooxda Al-shabaab....
Wafdigan ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir...
Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku soo dhigay miinoyin kooxda UGUS ay ku uruursanayeen degaan ka Ceelgaal...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn adduunka ee dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta Isgaarsiinta, sida ku cad Tirakoobka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho