Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa ka hadlay faaidada uu u leeyahay ammniga iyo Canshuurta sharciga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib...
Sirdoonka Soomaaliya ayaa soo qabtay xaaska mid kamid ah horjoogayaasha ajnabiga ah ee Al-shabab, kana mid ah kooxda qaabilsan marin...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed oo maalimihii la soo dhaafay ku sugnaa boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka dib ugu...
Stephen O'Brien, oo xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha gargaarka, ayaa safar ku tagi doona dalalka Yemen, Soomaaliya...
Ilaa laba boqol oo qoys oo ka mid ah kuwa ay saameeyeen abaaraha oo ku soo barakacay deegaanka Sadax Higlo...
Kalfadhigii Kowaad kulankii lix aad oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya oo soo xaadirey 32...
Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey xubno ka socday Baarlamaanka Federaalka ah...
Guddiga gurmadka abaaraha ee Degmada Caabudwaaq ayaa maanta bilaabay Biyo dhaamin la gaarsiinayo dadka iyo Duunyada ay abaartu saamaysay, kuwaasi...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho