Donald Trump ayaa si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga jamhuuriga ee doorashada soo socoto bisha November...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Sirdoonka iyo nabadsugida Qaranka ee gobolka Shabeellaha dhexe Dhame Cabdulqaadir Cabdullaahi Xaayoow ayaa si rasmi ah...
Kulan ka tirsan tartanka kubada cagta ee dowlad goboleedyada iyo maamulada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe iyo Benaadir, kana socda garoonka kubadda...
Baydhabo waa xarunta gobalka Baay, Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa ay u jirtaa qiyaastii 250Km, waxa ayna kaga...
Howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliyeed AMISOM ayaa sheegay in ay baarayaan dhacdadii shalay lagu laayay dad shacabka ah oo ku...
Kulan ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin kala duwan oo lagu qabtay Hotel Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay...
Wasiirka gaashandhigga ee xukuumada faderaalka Soomaaliya janeraal C/qaadir Sheekh Cali (Diin) oo wahliyah taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas Maxamed Aadan...
War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeyee) ayaa lagu sheegay in dowladda...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq raashiin ah ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir, dowladda goboleedka Koofur galbeed...
Taliyaha cusub ee howgalka midowga Afrika ee AMISOM janaraal Cismaan Nuur Subagle, ayaa xilka si rasmi ah ugula wareegay taliyihii...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho