Wasiirka Maaliyada Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay shir looga hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha Koonfur Galbeed ee dalka. Kulanka...
Dhalashadii Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dhismihii Golihii Sharcidejinta Soomaaliya. Gobolladii Woqooyi Dalka Soomaaliyeed ee loo yiqiin “British Somaliland” oomadaxbannanidiisa helay...
Dhulgariir hor leh ayaa mar kale ku dhuftay bartamaha dalka talyaaniga, kaas oo xooggiisa laga dareemay magaalada caasimadda ah ee...
Milishiyaadka Shiicada ee Waddanka Ciraaq ayaa sheegay in ay ka bilaabeen weerar Galbeedka magaalada Mousel, iyaga oo furay marin kale...
Dadka reer Ivory Coast ayaa maanta u dareeraya goobaha cod bixinta, si afti loogu qaadao Dastuurka cusub ee uu yeelanayo...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo safar shaqo ku jooga Magaalada Doha ee Dalka Qadar ayaa...
Ciidanka Nabadsugidda Qaranka ee ku sugan deegaanada Galmudug ayaa saaka aroortii soo badbaadiyey haweeney Kenyan ah oo u afduubneyd koox...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta qaranimada jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho. Munaasabada oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degayay 93 guuradii ka soo wareegtay markii...
Marka aan siddan leeyahay ujeedadu ma’aha in aan weerar ku ah Warbaahinta madaxabannaan, laakiin ujeedada aan ka leeyahay Qormadan waa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho