Mashruucani oo ku saabsan, sidii horumarin loogu sameyn lahaa adeegyada bulshada degmada Walaweyn ee gobolka Shabeelah hoose, ayaa waxaa si...
Munaasabad afur ah oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka dhallinyarada jaaliyadda madasha Forum of Unity and democracy ayaa lugu qabtay gobolka...
Guddoomiyaha gobolka Shabeela dhexe ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xirneyd saldhiga Booliska magaalada Jowhar munaasabada ciidul Fitriga awgeed ee...
Tobanaan kun oo kamid ah dadka wadan Iceland ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Reykjavík si ay...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa caawa soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta booqday afarka xero ee ay deggan yihiin qqxootiga ku nool Kaakuma, isagoo wada hadal...
Kulankan oo lagu taageerayay go’aankii dowladda Mareykanka ay uga qaaday xayiraadii dhaqaale oo muddo 15 sano ah saarneyd ganacsade Sheekh...
Marka aad fiiriso sawirada Maxaad ka fahmaysaa? aan kuu sii jilciyee haddana see loo gooyaa ama loo gudbaa Waddo marka...
Tartankan oo la qabto bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanad walba oo ay soo qabqabaayaan hay’adda culumada Al Bayaan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho