Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladย Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta shir jaraaโid ugu qabtay magalaada Muqdisho ayaa shegay in...
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeelaha Hoose Maryan Muqtaar Axamed ayaa ka hadashay xaaladda haweenka ku sugan gobolka, iyadoo intaa ku...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, guddoomiyaha Degmada Kaaran iyo masโuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayey shaqa abuur...
Guddiga abaaraha Qaranka ayaa bilaabay kulamo ay la yeelanayaan, musharixiinta Masโuuliyiinta dowladda iyo Ganacsatada, kuwaasi oo ay ujeedoodu ay tahay...
Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala oo maalmahaan ku sugnaa dalka ayaa booqasho ku tegay Degmadda Baraawe ee Gobolka...
Maraykanka ayaa sheegay in uu liiska argagixisada ku daray ย Hamza bin Laden oo ah wiil uu dhalay Osama bin Laden...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeey bahda Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan Shaqaalaha iyo Maamulka Wakaaladda...
War qoral ah oo maanta ka soo baxay Xarunta Qaraamada Midoobay ee Magaalada New York ayaa lagu sheegay in tan...
Waxaa la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen guddiga Qaban...
Shirka Golaha Wasiirada dawlad goboleedka Galmudug oo maanta uu shir gudoominayay madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโadda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho