War deg deg ah oo kusoo dhacay warqabadka radio Muqdisho ayaa sheegaya in gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari uu ku...
Inta la xaqiijiyey labo ka tirsan maleeshiyaadka Alshabaab ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ay saakay ku aasayeen wadada Ex...
Ila todobo murasha oo u taagan xilka Gudoomiyaha Baralamaanka dowlad goboleedka HirShabeele ayaa xalay khudbad ka horjediyay Barlanaaka Dowlad goboleedka...
Dowladda Kenya ayaa xorriyaddiisii dib u siisay Tom James, oo kasoo jeeda Dalka Britain, markii ay Boliiska la dagaallama Argagixisada...
Baarlamanka Dalka Burundi ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay inuu Dalkaasi isaga baxo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC (International...
Wararka laga helaayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Jadwalka...
Ururka Qaranka iskaashatooyinka Beeraha ayaa siminaar lagu baranayo horumarinta wax soo saarka dalagyada beeraha habka beerashada iyo keydinta dalagyada oo...
Maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ayaa la sheegay in deegaanka Ceel Cali ay ku dileen afar ruux oo ka mid ahaa dadka deegaanka,...
C/casiis Xasan Cali waa wiil saddex iyo labaatan sano jir ah oo muddo toban sano uu la xanuunsanayay xanuun dhinaca...
Munaasabadan lagu xusayey maalinta Aragga Adduunka oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Uruka Indhoolayaasha Soomaaliyeed ee SABA iyo...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho