Horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha...
Madaxweynihii hore ee Israa'il Shimon Peres oo 93 jir ahaa ayaa ku geeriyooday kaddib markii uu ku dhacay xanuun dhanka...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa si kulul u cabmeeyay dilka Wariye Cabdicasiis Max’ed Cali...
Taliyaha ciidanka XDS qeybta Jubbooyinka Jeneraal Ismaaciil Saxardiid ayaa kormeeray deegaanno hoos yimaada magaalada Kismaayo oo dhawaan laga xoreeyay maleeshiyaadka...
Allaha u naxariiste C/casiis Maxamed Cali Xaaji oo ka tirsanaa wariyayaasha ka howlgala Idaacadda Shabeelle ayaa kooxo hubeysan caawa ku...
Xiritaanka tababarkaan oo ku saabsana sida looga faaiideysan karo qoraxda, islamarkaana loo hirgaliyo nalalka ku shaqeeya cadceeda, waxaa uu socday...
R/wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma’arke ayaa sheegay in go’aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda...
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Cali Baashi Maxamed oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa shaaca ka qaaday in cutubyo...
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane iyo gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda iyo Amniga ee gobokka Banaadir Maxamed Axmed...
Dood fool ka fool ah ayaa dhex martay musharrixiinta madaxtinnimda Mareykanka, Hillary Clinton iyo Donald Trump oo markii ugu horreysay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho